Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Waxbarashada oo gaaray magaalada Baraawe.
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta waxaa uu gaaray Magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose. Wafdiga wasiirka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha degmada...
Read more











