Ra’iisul Wasaare Khayre oo booqday Dhaawacyadii Isbitaalka Erdoğan ee Magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa booqday Isbitaalka Erdoğan oo lagu daweynayo dhaawacyada weerarkii Argagaxiso ee lala eegtay Injineerrada Turkida ah iyo ciidamada amniga ee ku howlanaa dhismaha waddada Muqdisho & Afgooye...
Read more











