Wasaaradda Hawlaha guud oo ka qeyb gashay wareegii 13aad ee Ololaha Isxilqaan.
Wasaaradda Hawlaha guud madaxdeeda iyo shaqaalaheeda kala duwan ayaa maanta ka qayb galaya wareeg 13-aad ee ololaha Isxilqaan dalkaaga ku dhiso, waxaana goobaha danta guud kusoo dhoweeyey madaxda ololaha Isxilqaan....
Read more











