Maanta oo ah Maalinta Biyaha Aduunka ayaa Wasaarada Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug ay Wacyigalin ka samaysay Kaamamka ay ku nool yihiin Dadka Barakacayaasha ah ee Magaalada Dhusamareb waxaana la...
Read moreGudoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Aamir Jakeeti ayaa Maanta kormeertay Xarunta Qaran Ee Hubinta Bedqabka Dadweynaha Halkaas oo loogu talagalay in lagu...
Read moreTaliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS, S/guuto; C/xamiid Maxamed Dirir, ayaa sheegay in weerar ka dhacay nawaaxiga Jannaale lagu dilay, Muxyidiin Sheekh Cabdi (Al-anzaari) oo Al-Shabaab u qaabbilsanaa Jannaale iyo Aw-dheegle...
Read moreWaxaa gelinkii dambe ee Xalay dhaqan galay heshiis kama dambays ahaa oo ay wada gaareen Dowladaha Maraykanka iyo Kanada, kaas oo ay xadka ku kala xiranayaan Labada Dal. Madaxweynaha Dalka...
Read moreCiidanka Millatariga Kenya ayaa sheegay in ay Shalay dileen 12 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab midna ay qabteen, markii ay weerar ku qaadeen fariisin ay ku lahaayeen inta u dhexeysa...
Read moreWasaarada Waxbarashada Galmudug ayaa Shaacisay Xiliga la Qaadayo imtixaanaadka Dugsiyada Dhexe ee Deegaanada Galmudug waxaana loo fariisan doonaa Sodonka Bisha Shanaad sida uu Warbaahinta u sheegay Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Galmudug...
Read moreWararka naga soo gaaraya gobolka Sh/hoose gaar ahaan deegaanka Jannaale ayaa sheegaya in Ciidanka danab ee xoogga dalka ay dileen lix xubnood oo ka tirsan maleeshiyaadka Al- Shabaab una qaabilsanaa ...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho