Wejiga 12aad ee Ololaha isxilqaan oo meel gabo gabo ah marayo.
Gudiga dib u heshiisiinta Qaranka, Gudiga Qaranka ee Doorashooyinka iyo hay’adda Maaraynta Masiibooyinka ayaa maanta la filayaa inay ka qayb galaan ololaha isxilqaan dalkaaga ku dhiso. Shaqaalaha kala duwan ee...
Read more











