Gudiga dib u heshiisiinta Qaranka ayaa maanta la filayaa inay ka qayb galaan ololaha isxilqaan dalkaaga ku dhiso, waxaana masuuliyiinta guddigu ay xiligan isu diyaarinayaan inay shaqaalaha u jiheeyaan dhinaca...
Read moreShan dal oo kamid ah dalalka Yurub ayaa si rasmi u ogolaaday inay qaadi doonaan oo magangelyo siin doonaan caruurta yaryar ee qaxootiga ah ee ku xaniban xadka Turkiga iyo...
Read moreFayraska Corona wuxuu si aad ah ugu dhacay oo ku faafay dalka Shiinaha, laakiin wuxuu ku sii fiday bariga dhexe, Yurub, Ameerika iyo Afrika taasoo ku kaliftay dalal badan inay...
Read moreRa'iisul wasaaraha Sudan Abdullah Hamduuk ayaa ka badbaaday isku day dil oo lala beegsaday xili uu marayey mid ka mid ah Wadooyinka caasimada Sudan ee Khartoum. Shilka ayaa dhacay subaxnimadii...
Read moreWaxaa Magaalada Jowhar Ee Xarunta Dowlad Goboledka Hirshabeele lagu soo gaba-gabeeyay kulamo looga hadlayay wacyi gelinta iyo kasoo talo bixinta dhammaystirka qabyo qoraalka dastuurka Dalka. Kulanka oo Saddexdii Maalmood ee...
Read moreWafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta waxaa uu gaaray Magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose. Wafdiga wasiirka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha degmada...
Read moreXilidhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Hirshabeelle ayaa soo kormeeray mashaariic laga fuliyay Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelada Dhexe. Xildhibaanadu goobaha ay kormeeren waxaa ka mid ah iskoolada, Isbitaalka Hooyada Iyo...
Read moreTababrkan oo ay soo qabanqaabiyeen Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee jaamacadda Kampala, socdayna muddo hal maalin ah laguna barayay qaabka, ayaa ka dhacay Jaamacadda Kampala. Munaasabadda Xiritanka tababarka ayaa waxaa goob...
Read moreWiilkan dhallinyarada ah oo kasoo jeeda dalka Masar ayaa wararku sheegayaan inuu si bareer ah isu dilay isagoo iska soo tuuray buur kamid ah buuraha taariikhiga ah ama ahraamta dalka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho