Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Magaalada Dhuusomareeb.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Magaalada Dhuusomareeb.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa Maanta Magaalada Dhusamreb ee Xarunta Maamulka Galmudug soo gaaray Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku-xigeenka Guddiga Xaflada Caleema-saarka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug waxaana Garoonka Diyaaradaha Dhusamareb ku soo dhoweeyey Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug iyo Maamulka Magalaada Dhusamareb.

Xubnahaan Maanta soo gaaray Magaalada Dhusamareb ayaa waxaa Hogaaminaya Gudoomiyaha Guddiga Xaflada Caleema-saarka Yuusuf Garaad Cumar soo dhowayn ka dib ayaa la dajiyey Halkii loogu Talagalay oo ay ku shaqayn lahaayeen inta ay hayaan Howlaha loo Xilsaaray.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Dhianaca kale Maamulka Magaalada Dhusamareb ayaa Balanqaaday inay la shaqaynayaa Guddigan Maadaama Munaasabada Xafladu ka dhacayso Caasimada Galmudug ee Dhusamareb sidoo kalana ay ka gaysan doonaan Kaalinta kaga aadan.

Xubnaha Gudiga ayaa waxa ay la kulmi doonaan Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug waxa ayna ka wada Arinsan doonaan sidii loo qaban lahaa Munaasabada Caleema-saarka iyo Waqtiga la qabanayo Munasabada.

Previous Post

Kenya oo laga helay Qofkii ugu horreeyay ee qaba Coronavirus

Next Post

Wafdi balaaran oo isugu jiro xildhibaan iyo wasiiro oo u ambabaxay Magaalada Garoowe.

Next Post
Wafdi balaaran oo isugu jiro xildhibaan iyo wasiiro oo u ambabaxay Magaalada Garoowe.

Wafdi balaaran oo isugu jiro xildhibaan iyo wasiiro oo u ambabaxay Magaalada Garoowe.

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In