Friday, September 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi balaaran oo isugu jiro xildhibaan iyo wasiiro oo u ambabaxay Magaalada Garoowe.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Wafdi balaaran oo isugu jiro xildhibaan iyo wasiiro oo u ambabaxay Magaalada Garoowe.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ballaaran oo ka kooban wasiiro iyo qaar kamid ah xubnaha labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doorto deegaanada Puntland ayaa maanta ka anba baxay caasimadda Muqdisho iyagoo kusii jeeda magaalada Garowe ee Xarunta maamulkaas.

Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi oo kamid ah Baarlamaanka JFS ayaa
wafdiga hogaaminaya, waxayna ka qayb geli doonaan shirka wada tashiga Puntland oo uu dhowaan ku dhawaaqay Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland shirkaas oo 15- Maarso-2020 ka furmi doona Garoowe.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Masuuliyiintan kala duwan ee ka tirsan DFS, maadaama ay wakiil ka yihiin bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan dadweynaha ku dhaqan gobolada Puntland, marnaba kama maqnaan karaan shirarka la tashiga bulshada si ay kaalin weyn uga qaataan horumarinta guud ahaan dadka iyo dalka.

Wafdiga waxaa kamid ah Wasiiro ka tirsan golaha xukuumadda DFS oo kala ah wasiirka arrimaha dibadda , Wasiirka Beeraha iyo Waraabka, Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Wasiirka Kalluumaysiga, Wasiiru Dawlaha maaliyadda, Wasiiru Dawlaha boostada, Wasiir ku xiigeenka gargaarka, Wasiir
Ku xigeenka amniga gudaha iyo latilayaha amniga Qaranka Madaxweynaha Somalia.

Previous Post

Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Magaalada Dhuusomareeb.

Next Post

FIRST CASE OF CORONAVIRUS DISEASE CONFIRMED IN KENYA

Next Post
FIRST CASE OF CORONAVIRUS DISEASE CONFIRMED IN KENYA

FIRST CASE OF CORONAVIRUS DISEASE CONFIRMED IN KENYA

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In