Isaga oo ka jawaabayay su’aalo ay weydiiyeen Xildhibaanada Barlamaanka ayaa Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, waxa uu sheegay in ay fashiliyeen Weeraro ay damacsanaayeen Maleeshiyaadka Shabaab in ay ka geystaan...
Read moreDowlada Federaalka Soomaaliya waxa ay si rasmi ah u dalbatay waaran caalami ah (international warrant) oo loogu soo gacan gelinayo eedaysane Cabdirashid Xasan Cabdinuur (Janan), kaas oo ka baxsaday caddaaladda....
Read moreDibad-bax lagu taageerayo madaxweynaha iyo madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa lagu qabtay dagmada Guriceel ee gobolka Galgaduud Waxaana kasoo qaygaleen qaybaha kala duwan ee bulshada sida odoyaasha haweenka ardayda iyo maamulka...
Read moreCodadkii ay dhiibteen dadka codkooda bixinaya ee ka qayb galaya doorsahada ka dhacday dalka Malawi bishii May ee ina soo dhaaftay ee madaxweynaha hadda talada haya uu ku soo laabtay...
Read moreWasaaradda Caafimaadka Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa bilowday baaritan caafimaad oo lagu sameynayo dadka safarka ee isticmaalaya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Ololaha baarista ah ayaa looga goleeyahay ka...
Read moreWakiilka Soomaaliyaa ee hay’adda qaxootiga Aadduunka ee UNCHR iyo ergaga gaarka ee uqaabilsan Afrika ayaa gaaray magaalada Beledweyne kadib fataahaadihii wabiga Shabeelle u ka sameyay Beledweyne. Iyagoo kulan laqaateen madaxweynaha...
Read moreMadaxweynihii hore ee Kenya Daniel Moi ayaa xalay ku geeriyooday isbitaal ku yaala Nairobi halkaasi oo lagu daaweynayay. Dhimashadiisa ayaa waxaa xaqiijiyay xog-hayihiisii warbaahinta Lee Njiru waxa uuna dhintay isaga...
Read moreOlole Wacyigalineed oo kusaabsan Dib-u-eegista dastuurka kaa oo muddo saddex maalin ah ka socday magaalada muqdisho ayaa lagu soo gabagabeeyay manata waxaana ka soo qaybgalay dad kabadan boqol qof oo...
Read moreCiidanka cirka Dawladda Suuriya ayaa maalmihii lasoo dhaafay 200 oo duqaymo kala duwan ah ku garaacay deegaanada ay haystaan kooxaha mucaaradka oo ay kamid tahay magaalada Idlib. Duqaymahaas ayaa dhacay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho