Ciidamada Xoogga Dalka oo deegaanno hor leh kala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab
Ciidamadda Xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland ayaa ku sii qul qulaya nawaaxiga degmada Jamaame, iyagoo goobo hor leh kala wareegay maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab . Ciidamada Xoogga ayaa la wareegay...
Read more










