Taliska Hay’adda Nabadsugida degmada Guriceel oo soo saaray amar ku aadan gadiidka la kala iibsanaayo.
Taliska Hay’adda Nabadsugida degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa uu soo saarey amar ku socda dadka siyaabaha kala duwan u iibsanaya gaadiidka noocyadiisa kala duwan. Amarkaan oo ka soo...
Read more










