Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka Baarlamanka labaad ee Galmudug oo diyaarinaya habraaca doorashada.
Xubnaha Baarlamanka Galmudug ayaa fadhi ay shalay ku yeesheen Dhuusamareeb ku doortay guddi suurta geliya doorashada guddoonka Baarlamanka labaad ee Galmudug kaasoo ka kooban 15 xubnood. Maxamed-deeq Cabdi Maxamed oo...
Read more










