Wasiirka Arrimaha Dibada JFS oo la kulmay boqorka Dalka Sacuudiga.
Wasiirka Arrimaha Dibada JFS ayaa Magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga kula kulmay Boqorka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan. Wasiir Cawad ayaa Salaan uu ka sido Madaxweyne Farmaajo waxa uu gaarsiiyey...
Read more











