Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf u sameeyey Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada Hirshabeelle & Koonfur-galbeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa casho sharaf u sameeyey Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed iyo Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare oo...
Read more










