R/Wasaare Kheyre “Hadii dadkeenna dalkaan usoo dhibaatoobay oo xirriyadda nagu wareejiyay aanan qiimeyn macnaheedu waxa ay tahay in dalka aanan qiimeyn”
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo la hadlay qaar kamid ah dhallinyarada magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa ballan qaaday in dowladdu ay wax...
Read more











