Kusimaha Madaxweynaha JF Soomaaliya oo Tacsi u diray Shacabka iyo Dowladda Itoobiya.
Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa Dowladda Eithiopia iyo Shacabkeeda uga Tacsiyeeyay Dadkii ku geeriyooday diyaaradii shalay ka duushay...
Read more











