Madaxweynayaasha Turkiga iyo Maraykanka oo ka wada hadlay xaaladda Suuriya
Madaxweynaha Dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa Dalka Maraykanka, Donald Trump, ayaa ka wada hadlay qorshaha ay xukuumadda Washington Ciidamadeeda kaga saareysa Suuriya. Labada hoggaamiye oo Khadka Taleefonka ku...
Read more











