Shir sanadeedka garsoorka Dalka ayaa ka socda Magaaladda muqdisho kaasi oo ay ka qayb galayaan Garsoorayaasha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul goboleedyadda, Mdaxda Sarsare ee dalka, iyo marti sharaf ka...
Read moreDuqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Iskaashiga Caalamiga ah iyo horumarinta ee Midowga Yurub Mudane Stefano Manservisi ayaa...
Read moreRa’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka Tubta siyaasadda loo dhanyahay oo lagu qabtay xarunta wasaaradda arrimaha gudaha kaas oo lagu soo bandhignay...
Read moreWaxaa magaalada Muqdisho ka furmay Banbax-howleed u dhaxeeya Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka kaasoo socon doona muddo afar...
Read moreMaxkamad ku taalla Magaalada Nyeri, ee Dalka Kenya ayaa sii deysay Saddex Qof oo loo heystay in ay ka tirsanaayeen kooxdii weerarka ka geysatay dhismaha Dusit D2 Nairobi, bartamihii Bishii...
Read moreUgu yaraan 24 xubnood oo ka tirsanaa Malleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn xagga Cirka ah oo uu howl-galka Ciidanka Maraykanka Afrika ka geystay Gobolka Hiiraan. War qoraal ah oo...
Read moreTaliya cusub ee howl-galka midowga Afrika ee AMISOM ayaa loo Magacaabay ,Jeneraal; Tigabu Yilma Wondimhunegn, oo kasoo jeeda Dalka Itoobiya, kaas oo beddelaya, Jeneraal; Jim Beesigye Owoyesigire, oo xilka hayay...
Read moreWararka ka imanaya Magaalada Qandala ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in uu dagaal qaraar ku dhex maray Kooxaha argagixisada ee Al-Shabaab iyo Daacish degaannada Dharaar iyo Miraale , halkaas oo...
Read moreWasiirka GaashAandhigga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali oo uu Wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi “Indha-qarshe” ayaa tababar Aqoon korosi ah u furay Saraakiisha Qeybha...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho