Madaxweyne Laftagareen oo Garoowe kula kulmay bulshada deegaanada K/Galbeed
Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Maxamed Xasan(Laftagareen) ayaa magaalada Garoowe Xarunta maamulka Puntland kulan kula yeeshey bulshada deegaanada Koonfur Galbeed ee ku dhaqan magaaladaasi. Madaxweyne Lafta Gareen ayaa lakulmay...
Read more










