Fursado Shaqo oo ka banaan Wasaaradda Arrimaha Dibada.
019-2-00616 E bo. banan (1) Muq. 2019-2-00996 E 2019-2-01006 E
Read more019-2-00616 E bo. banan (1) Muq. 2019-2-00996 E 2019-2-01006 E
Read moreMadaxweynaha Dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa Dalka Maraykanka, Donald Trump, ayaa ka wada hadlay qorshaha ay xukuumadda Washington Ciidamadeeda kaga saareysa Suuriya. Labada hoggaamiye oo Khadka Taleefonka ku...
Read moreWasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Dalka Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqday Magaalada, Saint Paul ee Gobolka Minnesota Dalka maraykanka. Madaxda uu la kulmay...
Read moreUgu yaraan Saddex Qof oo ganacsato Soomaaliyeed ah ayaa lagu dilay mid kalana dhaawac culus ayaa soo gaaray, markii ay kooxo Burcad Koofur Afrikaan ah weerar ku qaadeen Meherado ay...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Aqalka sare BFS ayaa xariga ka jaray dhismaha xarunta gudiga Madaxa banaan ee Hirgalinta Dastuurka ka dib Munaasabad lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya, Guddoomiyaha Guddiga...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho shaqo ku jooga dalka Burundi ayaa waxaa xalay casho soo dhaweyn ah oo lagu maamuusayo isaga iyo wafdigiisa u sameeyay...
Read moreShirweynaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koofurta Suudaan oo aay soo qaban qaabiyeen Gudigga Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa waxaa ka soo qeyb galay Xubnaha gudigga (SOBASS), Madax ka socotay Dowladda Koofurta Suudaan, Diplomaasiinta...
Read moreRIIX HALKAAN SI AAD U CODSATO SHAQOOYINKA
Read moreGuddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta daah furay shirka wadatashiga iyo diyaarinta Qorshaha Horumarinta Gobolka Banaadir ee shanta sano ee soo socota. Shirka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho