Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maaliyadda oo dhagax dhigay xarumaha canshuuraha ee Degmooyinka Gobolka Banaadir (Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyadda oo dhagax dhigay xarumaha canshuuraha ee Degmooyinka Gobolka Banaadir (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta dhagax dhigay xarumaha canshuuraha shan degmo oo ka Tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir.

Sidoo kale xarumaha maanta la dhagax dhigay ayaa waxaa ku jirta xarunta guud ee ciidanka ilaalada canshuuraha ee Turubotaariyo loo yaqaano.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Xarumaha  uu dhagax dhigay wasiirka Maaliayadda Soomaaliya ayaa muhiim u ah horumarinta aaladaha lagu qaado canshuuraha dalka , Wasiir Beyle, ayaa waxaa uu xog wareystay Engineerada dhisi doono xarumahan.

Taliyaha Hogaanka Canshuuraha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Janaraal Cabdulaahi Xasan Bariise ka Mahad celiyay dadaaalka Wasaaradda Maaliyadda dhismaha xaruntan ayaa ka hadlay muhiimadeeda.

Wasiirka maaliyadda ayaa sidoo kale, waxaa uu dhagax dhigay dhismaha Machadka dhaqaalaha dalka oo ku yaala degmada Xamar weyne, Wasiirka ayaana tilmaamay in dhismaha xarumahan ay ku tartameen shirkadaha dhismaha ee wadannka.

Xarumahan ayaana dhismahooda la dhameyn doonaan bisha Luulyo ee sanadkan sida uu sheegaya wasiirka maaliyadda dalka.

Previous Post

Madaxda Wasaaradda Boostada oo la kulmay Agaasimaha Guud ee Midowga Boostada Adduunka

Next Post

Duqa Muqdisho oo Dan Guud kusoo celiyey Xaruntii Ciidanka Badda iyo Gurigii Taliyaha Ciidanka ee Degmada Cabdicasiis

Next Post
Duqa Muqdisho oo Dan Guud kusoo celiyey Xaruntii Ciidanka Badda iyo Gurigii Taliyaha Ciidanka ee Degmada Cabdicasiis

Duqa Muqdisho oo Dan Guud kusoo celiyey Xaruntii Ciidanka Badda iyo Gurigii Taliyaha Ciidanka ee Degmada Cabdicasiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In