Ra’isul wasaare Kheyre oo ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore
Kooxo dhaqar qabayaal ah ayaa goordhow magaalada Muqdisho ku dilay Alle ha naxariistee Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ka tirsanaa Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda...
Read more











