Qorshaha Horumarinta Shanta Sano ee Gobolka Banaadir oo la Daah furay+Sawirro
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta daah furay shirka wadatashiga iyo diyaarinta Qorshaha Horumarinta Gobolka Banaadir ee shanta sano ee soo socota. Shirka...
Read more











