Ciidanka Xoogga oo hawlgal ka fuliyey deegaano hoos taga Xuddur
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed guutada 9-aad qeybta 60-aad ee gobolka bakool oo saaka howlgal ka fuliyey deegaanka Qeydar-Cadde oo 30km dhanka waqooyi galbeed kaga beegan magaalada Xudur. Saraakiisha horkacaysay...
Read more











