Wednesday, November 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha degmada Ruun-nirgood oo faahfaahinta ka bixiyay howlgalkii ka dhacay degmadaas

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
2 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha degmada Ruun-nirgood oo faahfaahinta ka bixiyay howlgalkii ka dhacay degmadaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe Macallin Muxudiin Kulmiye ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal qorsheysan oo saakay ka dhacay degmada dhuunnirgood. halkaas oo khawaarijta lagu gaarsiiyay khasaare xooggan.

 

Related posts

Madaxweynaha JFS oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynaha JFS oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey shacabka Soomaaliyeed

November 17, 2026
Guddoomiyaha SoDMA  oo kulan la yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Q.M

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Q.M

November 17, 2026

Macallin Muxudiin Kulmiye oo la hadlayay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in howlgalka oo ahaa mid qorsheeysan khawaarijta jab xooggan lagu gaarsiiya gacanta looga dhigay xaruntii ay ku sugnayeen,ciidanka ayuu sheegay in wali ay wadaan howlagallo lagu xaqiijinayo amniga degmada.

 

Guddoomiye Macallin Muxudiin Kulmiye ayaa inta hadalkiisa ku daray in howlgalka oo ahaa mid qorsheysan laguna burburiyay fariisimihii cadawga,.haddana ay guuda ahaan amniga degamada ay gacanta ku hayaa ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka.

 

Howgallo ka dhan ah Khawaarijta ayaa guud ahaan ka socda meelaha ay ku dhuumaaleysanayaan, iyagoo laga dilay Maleeshiyaad iyo horjoogayaal halis ku ahaa dadka Soomaaliyeed, waxaana guud ahaan socda abaabul lagu soo afjari doono kooxaha Khawaarijta ah.

Previous Post

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ซ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Š๐จ๐ซ๐ฆ๐ž๐ž๐ซ ๐Š๐ฎ ๐“๐š๐ ๐ญ๐š๐ฒ ๐ช๐š๐š๐ซ ๐ค๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก ๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐ญ๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐.

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo booqday xarunta Hayโ€™adda SoDMA

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo booqday xarunta Hayโ€™adda SoDMA

Madaxweynaha Galmudug oo booqday xarunta Hayโ€™adda SoDMA

Madaxweynaha JFS oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynaha JFS oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey shacabka Soomaaliyeed

November 17, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed u jeediyay khudbad uu kaga hadlay xaaladda dalka, gaar...

Guddoomiyaha SoDMA  oo kulan la yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Q.M

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Q.M

November 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Dr. Jean Chrysostome Ngabitsinze, Kaaliyaha Xoghayaha...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo soo dhaweysy goโ€™aanka Mareykanku uu sannad kale ugu cusbooneysiiyey maalgelinta Xafiiska (UNSOS)

November 16, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran u soo dhaweyneysaa goโ€™aanka Mareykanku uu sannad kale ugu cusbooneysiiyey maalgelinta Xafiiska Taageerada Qaramada...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka COP31

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka COP31

November 16, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ka qaybgalay dood heer sare ah oo ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In