Howlgalo Ka dhan ah Maleeshiyaadka Al-shabaab oo laga fuliyey Gobolka Hiiraan.
Howlgal balaaran oo looga saarayo Maleshiyaadka Al-shabaab Gobolka Hiiraan ayaa laga Sameeyey Inta u dhaxayso Degmooyinka Buuloburte iyo Jalalaqsi . Howlgaal ayaa waxaa Sameeyey Ciidamadda Xogga dalka Soomaaliya Qeybta 27...
Read more











