Golaha Shacabka oo maanta ka doodaya Miisaanida dowladda ee 2019-ka
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan ay kaga hadlayaaan Miisaaniyadda dowladda ee 2019-ka. Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta Akhrinta koowaad marsiin doona Miisaanida ay soo...
Read more











