Dhageyso:- waxqabadka maamulka degmada Yaaqshiid
Ku simaha gudoomiyaha degmada Yaaqshiid ahna gudoomiye ku xigeen Deeq Muxumad Xasan Gaafoow oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa ka waramay xaaladda guud ee degmadaasi gaar ahaan dhinacyada amniga, nadaafadda,...
Read more











