Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha iyo Maamulka Gobalka Banaadir oo Kulan soo dhaweyn ah u sameeyay ciyaartoyda qurbajoogta
Wasaaradda Dhalinayarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay Muqdisho kulan soo dhawayn ah ugu sameeyey ciyaartoyda qurbajoogta ah oo todobaadkan dalka ku sugnaa. Kulankaas waxaa ka...
Read more











