Raiisul Wasaare Khayre oo Jowhar ka dhagax dhigayo mashaariic horumarineed
Wafdigan uu hoggaaminayo raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Dowlada Goboleedka Hirshabeelle. Garoonka diyaaradaha Magaalada Jowhar waxaa ku soo dhaweeyey...
Read more











