10 ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay Kenya
Ugu yaraan 10 xubnod oo ka tirsanaa Malleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay dagaal Maanta oo Isniin ah ka dhacay Gobolka Xeebta ee Dalka Kenya. Af-hayeen u hadlay Ciidanka difaaca Kenya...
Read moreUgu yaraan 10 xubnod oo ka tirsanaa Malleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay dagaal Maanta oo Isniin ah ka dhacay Gobolka Xeebta ee Dalka Kenya. Af-hayeen u hadlay Ciidanka difaaca Kenya...
Read moreDuqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo weheliyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Bashiir Cabdi Maxamed ayaa booqday xarunta Iskaashtada Kaluunka ee degmada Cabdicasiis....
Read moreCiidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed oo kaashanaya kuwa Darwiishta Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen Gobolka Jubbada Hoose kula wareegay deegaano hoostaga degmada Jamaame oo ay gacanta ku hayeen Maleeshiyada Al-Shabaab....
Read moreDuqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Xirsi Diirshe Ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha ee Gobolka Banaadir. Eng.Yarisow...
Read moreIlla 832 ruux ayaa ku dhimatay dhulgariir iyo duufaan ku dhufatay jasiiradda Sulawesi ee dalka Indonisia sida ay xaqiiiyeem Wakaaladda Maareynta Masiibooyinka ee dalkaasi. Dad badan ayaa la sheegay in...
Read moreWasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Cawad Ciise oo Khudbad ka jeediyay shirka Golaha guud ee QM ayaa diiradda ku saarray horumarada nabadgelyada,...
Read moreWasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Cawad Ciise oo khudbad ka jeediyey shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa kahadlay arrimo dhor ah...
Read moreDuqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa ka wada hadlay ballaarinta Sohdimaha ay Caasimaddu leedahay. Duqa Muqdisho ayaa...
Read moreTaliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa maanta ka qeyb-galay Munaasabad uu xilka kula wareegayey taliyaha cusub ee loo magacabay Ururka 60-aad ee ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya taas oo...
Read moreMidowga Yurub ayaa ansixiyay howlgalkiisii ugu horeeyay ee taageerada miisaaniyadeed ee ku siinayo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Yaboohan ayaa wadar ahaan Marka la isku daro gaaraya 100 milyan oo euros oo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho