Ciidamada Xoogga dalka oo u gurmaday Qoysas danyar ah oo argagixisada Al-Shabaab dhibaateeyeen
Ciidamada Xoogga dalka ayaa raashiin u qeybiyay Qoysas dan yar ah oo ku nool deegaanka Dhannaane oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeella hoose. Qoysaskan...
Read more











