Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo lagu laayey degmada Qoryooleey
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in xalay Kooxda argagixisada Al-Shabaab weerar ku soo qaadeen degmadda Qoryooleey loogu geystay jab xooggan. Guddoomiye...
Read more











