Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxa lagu qabtay Barnaamijka loga hadalayo hufnaanta Maaliyada iyo hanaanka Maaliyada uu garay Dalk kulanka waxa ka qayb galay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ,iyo masuuliyiin ka tirsan wasaraada maaliyada ee soomaaliya.
Ra’iisul wasaaraha ayaa kula dardaarmay masuuliyiinta dawladda in ay ilaaliyaan ammaanada oo ay ka fogaadaan xatooyada xoolaha dadwaynaha dowladuna ay u bahaan tahay in la,iska ilaalsho laaluush, musuqmaasuq iyo qabyaalad.
Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...














