Aqoon isweydaarsi looga hadlayay ilaalinta Xuquuqda Carruurta oo lagu qabtay Dhuusamareeb+Sawirro
Aqoon isweydaarsigaan ayaa Maanta Lagu qabtay Magaalada Dhuusamareb ee Caasimadda Galmudug kaasoo diirada lagu saarayey ilaalinta Xuquuqda Carruurta waxaana iska kaashaday Wasaaradaha Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya iyo Galmudug, iyadoo...
Read more











