Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Hey’adaha Dadka Naafada ah(Daawo Muuqaal)
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuummada Federaalka Soomaaliya oo maanta uu shir gudoomiyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyay hindise sharciyeedka hey’adaha dadka naafada ah oo ay golaha hor-keentay wasaaradda...
Read more











