Dab ka kacay Giriiga oo Dad badan ku dhinteen
Ugu yaraan 50 qof ayaa ku dhimatay, in ka badana waxa soo garay dhaawacyayo ka dib markii u dab qabsaday tuulooyin ku yaal caasimadda Dalka Giriiga, Athens, sida ay sheegeen...
Read moreUgu yaraan 50 qof ayaa ku dhimatay, in ka badana waxa soo garay dhaawacyayo ka dib markii u dab qabsaday tuulooyin ku yaal caasimadda Dalka Giriiga, Athens, sida ay sheegeen...
Read moreDowladda Federaalka Soomaaliya, waxay si xoog leh u cambaareynaysaa kooxda al-Shabab oo weerar fuleynimo ah ku qaaday saaka sandhig ciidamadu ku lahaayeen deegaanka Baar-Sanguuni. Ku simaha Wasiirka Warfaafinta, ahna Wasiir...
Read moreMaleeshiyada Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday Saldhig ay ciidamada xoogga dalka iyo Ciidamo ka tirsan Jubbaland ay ku leeyihiin Baar Sanguuni oo ah duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose,...
Read moreWuxuu ka mid ahaa koox Shaqadoon ah oo Wareysi shaqo Nadaaf ah ugashay Shirkadda Microsoft oo laga leeyahay Mareykanka kuna caan baxday sameynta Barnaamijyada ka shaqeeysiiya kumbuyuutarada. Madaxa Shaqada iyo...
Read moreDawadan looga hortagayo cudurka duumada waa dawadii ugu horreysay oo mudda 60 sana lagu ansixiyo, iyada oo raja aad u wanaagsan ay ka muujiyeen hay’do ku sugan dalka Mareykanka. Daawadan...
Read moreHaweeney ayaa ku dhimatay,13-ruux oo kalana waxaa soo agaaray dhaawacyo,kadib markii nin hubeysan uu rasaas ku furay dad ku sugnaa magaalada Toronto ee dalka Kanada. Gabar 9-sano jir ah ayaa...
Read moreTababarkan ay soo qaban qaabisay Guddiga Olombika Somaaliyeed oo kaashanaya Olympic Solidarity ayaa ka furmay Magaalada Muqdisho Tababarkan ayaa waxaa bixinaya qabiir ka socda Xiriirka kubadda Kolayga Adduunka FIBA . Xafladda Furitaanka oo si...
Read moreShirka wadatashiga ee xoojinta wadashaqeynta iyo dhammeystirka habka mideynta canshuraha dalka oo Muqdisho laba maalmood uga socday, wasiirka maaliyadda xukuumadda FS iyo Wasiirada Maaliyadda Gawlad Goboleedyada ayaa dhammaadkiisa laga soo...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in laamaha ammaanka ay waajib ku tahay fududeynta dhaqdhaaqa iyo ganacsiga bulshada, iyagoona sii joogteynaya dadaallada ay ku sugayaan nabadgelyada...
Read moreTaliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” oo uu wehliyo Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Michel keating iyo Masuuliyiin kale, ayaa kormeer...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho