Wasiirka Caddaaladda oo kormeeray xarun lagu dhaqanceliyo dhalinyarada ka timid Shabaab
Wasiirkawasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka e Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Avv. Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Sarindi ee Muqdisho taasoo lagu dhaqanceliyo dhallinyarada ka soo goosata malleeshiyaadka Shabaab....
Read more











