Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Macalinka Banaadir SC Hussein Mbalangu oo dalka dib ugu soo laabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Macalinka Banaadir SC Hussein Mbalangu oo dalka dib ugu soo laabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Macalinka kooxda Banaadir Sc ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib booqasho uu ku aaday qoyskiisa iyo dalkiisa hooyo ee Uganda bilowgii bishii Barakeysneed ee Ramadaan, Saacad ka hor ayuu ka soo degay garoonka Aadan Cade ee magalada muqdisho waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay qaar ka mid ah masuuliyiinta ugu sareyso kooxda Banaadir Sc.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Macalin Hussein Mbalangu markii uu ka soo dhaqaaqay garoonka Diyaaradaha waxaa uu si toos ah ugu qayb galay xaflad qado sharaf ahayd oo loo sameeyay kooxda Banaadir qaybaheeda kale duwan sida Juunyarkii kaalinta labaad ka galay koobkii dhawaan la soo gaba gabeeyay oo Elman ay rigoorayaal ay ugu qaaday iyo waliba kuwa ka hooseya labaatanka, qadada kadib ayuu macalin Hussein Mbalangu waxaa uu sheegay in howsha kooxda Banaadir Sc dhowaan dib ay u bilaaban doonto ayadoo tababarka kooxda waa weyn uu horey u sii waday macalinka labaad ee kooxdaasi Mustaf Faransa.

Hussein Mbalangu Hassan ayaa waxaa uu dib u bilaabi doono shaqadiisa kooxda Banaadir Sc oo diyaar garoow ugu jirta ka qayb galka koobka Horyaalka Xidigaha oo markii ugu horeysay daaha laga qaadi doono maalinta Jimcaha waana markii ugu horeysay oo tartankaasi la qaban doono.

Hussein Mbalangu ayaa ku sugnaa kooxda Banaadir Sc galab tan iyo sanadkii 2013 waana Macalinka ugu waqtiga dheer macalinka ka howl gala gudaha dalka waxaana Macalin Hussein Mbalangu uu u suurta geliyay kooxda Banaadir Sc horyaalka Soomaaliya xili ciyareedkisii ugu horeyay ayadoo sidoo kale tan iyo markii uu yimid kooxda ay ku dhameysaneysya kaalimaha kowaad iyo labaad ma jirto Banaadir oo ku dhameysatay kaalinta sadexaad waana sababta kooxda Banaadir ay u jecelyahiin masuuliyinta kooxda Banaadir.

Previous Post

Kusimaha madaxweynaha JFS ahna guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

Next Post

Senator Ayuub Ismaaciil oo Mareykanka kula kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Awdal+sawirro

Next Post
Senator Ayuub Ismaaciil oo Mareykanka kula kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Awdal+sawirro

Senator Ayuub Ismaaciil oo Mareykanka kula kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Awdal+sawirro

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In