Madaxweynaha Burundi oo sheegay in uusan mar kale tartami doonin
Madaxweynaha Dalka Burundi, Pierre Nkurunziza,ayaa sheegay Khamiistii Shalay ahayd inuu Xafiiska bannaayn doono marka la gaaro 2020-ka oo uu ku egyahay waqti xileedkiisa. Xeerka cusub ee Dastuurka Burundi ayaa oggolaanayay...
Read more











