Madaxweyne Farmaajo oo Qeyb Galaya Caleemo-saarka Erdogan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaaray magaalada Ankara halkaas oo berri lagu qabanayo munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan. Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada...
Read more











