Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo maanta tababar loo furay “Sawirro”
Iyaddoo laga duulayo hadalkii Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko ee ahaa in kor loo qaado aqoonta iyo xirfadda Ciidanka, ayaa maanta Madaxa hoggaanka tababarka iyo qorsheynta...
Read more











