Ruushka Oo Reebay Spain + Sawiro
Dalalka Ruushka iyo Spain ayaa ciyaaray kulankii 3-aad ee wareega 16-ka kulan xiiso badnaa oo ka dhacay magalada Moscow iyo Luzhniki Stadium ayaa waxaa dardar ku soo gashay Spain. Ruushka...
Read moreDalalka Ruushka iyo Spain ayaa ciyaaray kulankii 3-aad ee wareega 16-ka kulan xiiso badnaa oo ka dhacay magalada Moscow iyo Luzhniki Stadium ayaa waxaa dardar ku soo gashay Spain. Ruushka...
Read moreAdeegaan Caafimaad ee sida bilaashka ah loogu sameynayo qaar ka mid ah dadka danyarta ah oo qayb ka ah weyneynta koowda luulyo ayaa maanta waxaa laga sameeyay dhowr goobood oo...
Read moreSoomaaliya ayaa xuseysa maanta 58 sano guuradii kasoo wareegatay markii ay gobonimada ka qaadatay Gumeystaha, arrintaasi awgeed Dowlado badan oo Caalamka ah ayaa tahniyad usoo diray Soomaaliya, waxaana ka mid...
Read moreErgeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating, ayaa dadka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad-guurada 58aad ee kasoo wareegtay madaxbanaanida dalkooda. “Hambalyo! Tani waaa maalin aad ugu...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad loogu dabbaal-dagayay sanad guuradii 58-aad ee kasoo wareegtay markii ay xoroobeen Gobollada Koofureed iyo israacii Waqooyi...
Read moreXulka qaranka Uruguay ayaa u gudbay wareega sideeda-ka ee koobka aduunka kadib markii ay ka adkaaden xulka qaranka Portugal kulan xiiso badan dhexmaray labada dal. Ciyaarta oo hogaanka ay qabatay...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritania Yahya Ould Hademine, ayaa magaalada Nouakchott ee caasimadda dalkaas kusoo dhaweeyay wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed...
Read more–Diiwaanka Taariikhda dal walba oo dunida ka mid ah waxaa ku xardhan sooyaalkii umaddaasi iyo kifaaxii ay u soo gashay hanashada Madax banaanideeda,waxaana xusuus reebyadaasi ku tilmaaman muwaadiniintii naf iyo...
Read moreMagaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Dowlad-gobolleedka Jubbaland ayaa waxaa ka qabsoomay shir ay isugu yimaadeen Madaxda Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo ay kamid yihiin Guddoomiyaha Guddiga...
Read moreWasiirka Gaashaandhigga Jabuuti Cali Xasan Bahdoon iyo Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Wafdiggaan ayaa waxaa ka mid ah Xildhibaano, Saraakiil Ciidan...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho