Tunisia Iyo Ingiriska Maxaa Kala Haysta ?
Xulka Qaranka Tunisia ayaa la ciyaari doono xulka qaranka dalka Ingiriiska kulanka ugu horeeya ee Group-ka G oo labada ay ka wada tirsan yahiin caawa saacadu markii ay tahay sagaalka...
Read moreXulka Qaranka Tunisia ayaa la ciyaari doono xulka qaranka dalka Ingiriiska kulanka ugu horeeya ee Group-ka G oo labada ay ka wada tirsan yahiin caawa saacadu markii ay tahay sagaalka...
Read moreLaura Bush oo ah marwadii koowaad ee madaxweynihii hore ee Jorge W Bush,ayaa dhaleeceysay qorshaha Mr.Trump ee ku aaadan siyaasadda muranka dhalisay ee lagu kala kexeynayo qoysaska sida sharci darada...
Read moreCiidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul Gobolleedka Jubbaland ayaa maalmihii u danbeeyay waxay howlgal ka dhan ah Maleeshiyada Al-Shabaab ka wadeen deegaano hoos yimaada degmada Garbahaareey ee xarunta Gobolka...
Read moreRa’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u amababaxay magaalada Oslo ee dalka Norway, halkaas oo ay kaga qaybgalayaan shir caalami ah oo...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hadal jeedintiisii maanta ee shirkii sharaa’id ay sida wadajirka ah u qabteen Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa sidan ku bilowday:- Fadlan ii ogolow...
Read moreRa'iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta socdaal ku tegay deegaanka Daaru-salaam, Xeebta Liido iyo Beerta Nabadda halkaas oo ay ku damaashaadayeen dadweyne u dabbaal degayay...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeeray Isbitaallada Xoogga Dalka, Madiina iyo Rajab Dayib Erdogaan ayaa sheegay in dowladdu ay kaalin mug siineyso horumarinta iyo dib-u-habeynta goobaha...
Read moreIyadoo maanta loo dabaal degay maalintii kowaad ee munaasabadda ciidul Adhxa ayaa shacabka ku dhaqan magaalada muqdisho ku gutay damaashaadka farxaddooda ciidda qaar kavmid ah goobaha loo dalxiistago oo laga...
Read moreMadaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada Hirshabelle meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Fidriga. Madaxweynaha ayaa sheegay in bishii...
Read moreTaliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/guud Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa maanta kormeer ku tagay qeybo kamid ah Baraha Ciidanka ammaanka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho