Musharax Shariif Maxamed Abdalla iyo C/casiis Laftagareen oo ka tanaasulay wareega labaad ee doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka
Musharaxiinta kala ah Shariif Maxamed Abdalla iyo Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka tanaasulay u gudbida wareega Labaad ee doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka socota xarunta Golaha Shacabka ee...
Read more










