Ra’iisal wasaare Khayre oo hambalyeeyay maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Cali Khayre, oo xalay ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 75 sano guuradii kasoo wareegatay markii dhiddibada loo taagay ururkii SYL ayaa...
Read more











