Wasiir Beyleh oo Kormeeray Xaruntii Wasaaradda Lacagta oo Dib loo dhisayo
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Cabdiraxman Ducaale Beyleh ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Dhismaha Wasaaraddii Lagacta oo hada ay dib u dhis ku sameysay Wasaaradda Maaliyadda...
Read more











