Daawo Ra’isul Wasaare Kheyre oo Soo diray Hambalyadda bisha barakeysan ee Ramadaan.
https://youtu.be/3rR_kRn413s
Read morehttps://youtu.be/3rR_kRn413s
Read moreTaliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta gaadiidka Ciidanka Booliska, waxaana uu u kuur galayey sida ay u socdaan howlaha...
Read morehttps://www.youtube.com/watch?v=dS2uv_8adI8&feature=youtu.be
Read moreMas'uuliyiin ka socota Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Culumaa'udiin ayaa ku sugan Istuudiyaha Radio Mogadishu waxaana ay ku howlan yihiin raadinta bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan....
Read moreShirweynaha Qaran ee Daahfurka Dib-u-Eegista Dastuurka oo ay ka soo qayb galeen qeybo kala duwan ee kala matatalaya Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Garsoorka, Guddiga Madaxabannaan ee...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay dagaalka saaka kasoo cusboonday deegaanka Tuka-raq ee Gobolka Sool, kaasoo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Madaxweynaha waxa...
Read moreRa’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Cali Khayre, oo xalay ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 75 sano guuradii kasoo wareegatay markii dhiddibada loo taagay ururkii SYL ayaa...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa dhalinyarada Soomaaaliyeed ugu Hambalyeeyay 15-May Maalinta la aasaasay Ururka Gobanimo doonka ee SYL. Mudane Cabdi Xaashi ayaa sheegay...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 15-ka May. Madaxweynaha ayaa ku dhiirigeliyey Shacabka Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan horumarinta iyo...
Read moreWasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Cabdiraxman Ducaale Beyleh ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Dhismaha Wasaaraddii Lagacta oo hada ay dib u dhis ku sameysay Wasaaradda Maaliyadda...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho