Duqa Muqdisho oo sheegay in baaris lagu sameynayo dhulalka Dowladda ee la bixiyey
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan oo warbaahinta la hadlay maanta ayaa sheegay in khubaro iyo guddi baaris loo xil saarayo dhulalka Dowladda ee sida sharci...
Read more











