Ra’iisul wasaaraha Dawladda Jabuuti oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxdii ka socotay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed “Sawirro”
Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane C/qaadir Kaamil Maxamed, ayaa maanta kulan soo dhoweyn ah u sameeyey Wafigii ka socday Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee uu hoggaaminayey Taliyaha hoggaanka baarista dambiyada...
Read more











